Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan oo safar ku tagay dalka Masar ayaa sheegay in wadankiisa sare u qaadi doono ganacsiga kala…
Wasiiru-dawlaha ahna ku simaha Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Cumar “Balcad” iyo wafdi ballaaran oo uu…
War ka soo baxay mamaulka gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in hadda wixii ka danbeeya ay mamnuuc tahay in la…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar ku tegay magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee jubaland.…
Laba dhalinyaro ah ayaa lagu diley habeenkii xalay magaalada Garoowe, kadib markii muran dhex marey koox dhalinyaro ah oo ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada Qaranka ku qaabilay taliyaha guud ee ciidamada dalka Talyaaniga…
Raysalwasaaraha India Narendra Modi oo booqasho ku tagay dalka Imaaraatiga oo laga furay macbadka ugu weyn ee Hinduuga dalalka Barriga…
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, ahna kusimaha Wasiirka mudane Cali Maxamed Cumar (Balcad) ayaa gaaray magaalada Addis Ababa…
3 qof oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay weerar ay Israa’iil ku qaaday garoonka diyaaradaha Nairab ee gobolka Xalab, sida…
Former Somali Presidents Accuse Current Leader of Derailing Peace Talks Mogadishu, Somalia – Former Somali presidents, Mohamed Abdullahi Farmajo and…
Madaxweynayaashi hore ee Jamhuuriyadda Mudane Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo war-saxaafadeed wadajir ah soo saarey ayaa sheegay…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa bilaabey wadatashi uu ku soo dhisaayo xukuumadda cusub ee Dowladda Puntand. Madaxweynaha ayaa golaha…