Skip to content
Horseed Media LogoHorseed Media
  • Home
  • Somali News
  • World News
  • in English
  • Opinion
  • More
    • Dowladda Federaalka
    • Puntland
    • Jubaland News
    • Galmudug
    • Hirshabele
    • Somaliland
    • Koonfur Galbeed
    • Featured
  • Contact us

Sacuudiga oo soo riday Drone lagu duqeyn lahaa Saldhig Militari

Militariga Sacuudiga ayaa sheegay inay maanta soo rideen labo diyaaradood oo ah nooca Drone-ka oo la doonayey in lagu duqeeyo…

March 20, 2021 | by Abdirisaq Shino

Biden: Waa inaan laga aamusin oo laga hortago weerarada Cunsurinimada ah

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden iyo Madaxweyne kuxigeenka Kamala Harris ayaa booqday magaalada Atlanta maalmo kadib weerarkii lagu dilay dad kasoo…

March 20, 2021 | by Khalid Yussuf

Jubaland: “ Dowlada Federaalka colaad ayey ka hurinaysaa Gedo”

Jubbaland ayaa si kulul u cambaaraysay ciidamo iyo gaadiid dagaal oo shalay dowladda Federaaka Soomaaliya ka dejisay degmada Doolow ee…

March 20, 2021 | by Horseed Staff

Farmaajo oo Shir ugu Baaqay Madaxda Maamul Goboleedyada

Madaxweynaha Farmaajo ayaa ugu baaqay madaxda dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir inay ka soo qaybgalaan shir lagu dhamaystirayo heshiiskii 17-kii…

March 20, 2021 | by Omar Mohamed

USA: “ Waxaan ka walaacsan nahay jahwareerka doorashooyinka Soomaaliya ”

Dowlada Maraykanka ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay jahwareerka Doorashooyinka ka jira Soomaaliya, waxaana ay ugu baaqday madaxda Soomaaliya in…

March 19, 2021 | by Horseed Staff

Dowlada Soomaaliya Oo Ciidamo Cusub Geysay Gobolka Gedo – SAWIRO

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Ciidan iyo hub waxaa ay ka dejisay degmada Doolow  ee gobolka Gedo, waxaana galabta degmadaasi gaaray…

March 19, 2021 | by Horseed Staff

Kenya Oo Ka Hadashay Sababta Ay Uga Baaqatay Dacwada Badda Ee ICJ

Qoraal ay soo saartey dowlada Kenya ayey ku sheegtay sababta ay dacwadda badda uga qaybgali weyday inay tahay, Cadaalad darro…

March 19, 2021 | by Khalid Yussuf

Madal Cusub Oo Looga Dhawaaqay Muqdisho (War-murtiyeed)

Golaha Badbaadada Qaranka oo ah madal cusub oo ay ku midoobeen dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, midowga musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya…

March 18, 2021 | by Horseed Staff

Wasiir Beyle Iyo Wakiilka Qaramada Midoobay Oo Ka Wada Hadlay Dhaqaalaha COVID19

Wasiirka Maaliyadda ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga kulan kula qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay ee…

March 18, 2021 | by Horseed Staff

Badhan: Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada Daraawiishta Puntland Oo Tababar Loosoo Xiray

Guddiga dib u habaynta ciidamada Puntland ayaa maanta tababar usoo xiray dufcadii 2aad ee ciidamada daraawiishta Puntland oo ka baxay…

March 18, 2021 | by Dholayare

Madaxweynihii Tanzania ma cudurka COVID-19 ayuu u geriyooday?

Madaxweynihii Taanzaaniya John Pombe Magufuli ayaa ku geeriyooday kadib markii uu xanuunsanaa todobaadyadii u danbeeyey. Madaxweyne ku xigeenka dalka Taanzaaniya…

March 18, 2021 | by Horseed Staff

Xaaladihii Ugu Dambeeyey Covid-19 Ee Soomaaliya

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa diiwaangelisay 109 kiis oo cusub oo ah COVID19 24kii saacadood ee lasoo dhaafay, taasoo wadarta guud…

March 17, 2021 | by Horseed Staff

RW Rooble Oo Ka Qaybgalay Tacsida Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya

Raysal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday gogosha tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya…

March 17, 2021 | by Horseed Staff

Wasiirka Amniga Soomaaliya Oo La Kulmay Raysal Wasaaraha Qatar

Wasiirka amniga dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale oo ku sugan magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qatar ayaa kulan la…

March 17, 2021 | by Horseed Staff

Madaxweynaha Galmudug Oo La Kulmay Midowga Musharaxiinta

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor ayaa caawa hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho, qaar kamid ah…

March 16, 2021 | by Horseed Staff
  • Go to Previous Page
  • Go to page 1
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 395
  • Go to page 396
  • Go to page 397
  • Go to page 398
  • Go to page 399
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 995
  • Go to Next Page
  • About us
  • Contact us
  • Privacy Policy

©2023 Horseed Media Ltd