Dekeda Garacad oo Maareeye Loo Magacaabay

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Cabdinaasir Biixi Soofe u magacaabay maareeyaha cusub ee dekeda Garacad ee gobolka Mudug.…

April 19, 2022 | by Horseed Staff

Laftagareen oo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa Safar shaqo kuso gaaray Magaalada…

April 19, 2022 | by Horseed Staff

Farmaajo oo ka hadley dilkii Abwaan Beddel

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed…

April 19, 2022 | by Horseed Staff

Abwaan Badal Oo Lagu Dilay Muqdisho

Abwaan Badal Jaamac Xersi Laangare, oo ka tirsanaa bahda suugaanyahanada ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Kaxda…

April 18, 2022 | by Dholayare