Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa Jimcihii lasoo dhaafay saxiixay in cunqabateyn lagu soo rogi doono dhinacyada ku dagaalamaya dalka Itoobiya…
Dowlada Faransiiska ayaa todobaadkan dib ulla soo noqotay Safiiradii u joogay Maraykanka iyo Australia kadib heshiiskii ay dalalkaasi wada saxiixdeen…
Dowlada Maraykanka ayaa wadankooda dib ugu celisay in ka badan 3.300 qaxooti kasoo jeeda dalka Haiti kuwaasi oo dhawaan kasoo…
Wasaarada Arrimaha Dibada ee Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegay in heshiiskii dhexmaray Maraykanka iyo Australia ee Maraakiibta nuliyeeryka uu yahay mid…
Madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa lagu wadaa inuu ka qeyb galo shirweynaha Qaramada Midoobay ee ka dhacaya magaalada New York, waxaana…
Dhinacayada kasoo jeeda Somaliland ee xubnaha ka ah Dowlada Federaalka oo ay kala hogaaminayaan Guddoomiyihii Aqalka Sare iyo Raysalwasaare kuxigeenka…
Senator Xasan Iidow muxumad (Koboc) ayaa ku guuleystey ka mid noqoshada Senatorada Baarlamaanka Federaalka ku metali doona Hirshabeelle. Xasan Koboc…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka hadlay kulankii uu la yeeshay Safiirka Dowlada Itoobiya u…
Guddoomiyaha Gobolka Bari Senator Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa Axaddii kulan la qaatay guddiga warshada Ogsijiinta sameeysa iyadoo dhawaan la…
Guddiga kumeelgaar ah ee Doorashooyinka Puntland ayaa degmooyinka Ufayn, Qardho iyo Eyl u kala diray kooxo qeybin doona kaararka Cod-bixiyayaasha…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka tiirka Arrimaha Bulshada oo kamid ah shirarka lagu soo…
Qaraxyo nooca miinada dhulka lagu aaso ayaa lala beegsaday garoonka Diyaaradaha degmada Buula-Burde ee gobolka Hiiraan iyadoo uu burbur xooggan…