News in English

Somalia’s stability key to Horn of Africa security: Egypt
17 hours ago
Foreign Minister Badr Abdelatty has underlined the importance of Somalia’s stability to peace and security in the Horn of Africa during a call with his newly appointed Somali counterpart, Abdisalam Abdi Ali.
Russia deepens influence in Africa with strategic partnership in Somalia
Russia’s Deputy Foreign Minister Mikhail Bogdanov shakes hands with Somalia’s.
1 day ago
Somalia: Prime minister appoints New Defence Minister in a reshuffle
Barre did not give a reason for the reshuffle, which.
2 days ago
Communique of the Extra-Ordinary Summit: African Union and the Federal Government of Somalia
At the invitation of His Excellency Yoweri Kaguta Museveni, President.
3 days ago
AU Somalia Mission Says Needs 8,000 More Peacekeepers
The African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM).
26 April, 2025
Egypt committed to supporting Somalia: PM Madbouly at AUSSOM summit
The summit, which brought together the Troop Contributing Countries (TCCs).
26 April, 2025
Al-Shabab battles Somalia’s army for strategic military base
Al-Shabab fighters have battled Somali troops and allied forces for.
24 April, 2025
More News

Xoogagga Macawisleeyda oo Alshabaab ku weeraray duleedka Mahadaay.
21 hours ago
Ciidamada difaaca deegaanka ee macawiisleyda ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyey howdka Ciid-ciidka degmada Mahadaay ee…

Yemen: Mareykanka oo duqeyn ku dilay ugu yaraan 68 tahriibayaal ah
1 day ago
Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay maanta oo Isniin ah in duqeyn uu Mareykanku ka geystay gobolka Sacda duqeyn ka dhacay xarun lagu hayo muhaajiriin Afrikaan ah, halkaasoo ay ku dhinteen ugu yaraan 68 qof.

Putin oo ku dhawaaqay xabbad joojin 3 maalmood ah ee dagaalka Ukraine
1 day ago
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay xabbad joojin aan la filayn oo saddex maalmood ah oo ka dhacaysa Ukraine 8-10-ka May markaas oo Ruushku u dabbaaldegayo maalintii Guushii uu ka gaaray Nazigii Jarmalka dagaalkii labaad ee Adduunka.

Korontadii oo ka go’aday qeybo kamid ah dalalka Spain iyo Portugal
1 day ago
Spain iyo Portugal waxaa si weyn maanta oo isniin ah u saameeyey korontadii oo ka go’aday magaalooyin badan, taasoo hakisay shabakadaha tareenada dhulka hoostiisa mara, khadadka taleefoonada, nalalka taraafiga iyo mishiinnada ATM ee guud ahaan Jasiiradda Iberian.

Guddoonka barlamaanka Puntland oo shir guddoomiyey kulankii guddiga joogtada ah.
2 days ago
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad…

Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo xarun ka furatay Boosaaso.
2 days ago
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Puntland, Mudane 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐂𝐚𝐲𝐝𝐢𝐢𝐝 𝐃𝐢𝐫𝐢𝐫, oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada…

Taliyihii Ciidanka Daraawiishta SSC KHATUMO oo Xilkii Iskacasiley.
2 days ago
Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo General Saleebaan Barre Geesood ayaa ku dhawaaqay inuu si rasmi…

Madaxweyne Deni oo ku baaqay in laga hortago go’aamo kharaar oo Somalia ku soo wajahan.
2 days ago
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markale ka hadlay marxaladda siyaasadeed ee ay Soomaaliya marayso…