Skip to content
Horseed Media LogoHorseed Media
  • Home
  • Somali News
  • World News
  • in English
  • Opinion
  • More
    • Dowladda Federaalka
    • Puntland
    • Jubaland News
    • Galmudug
    • Hirshabele
    • Somaliland
    • Koonfur Galbeed
    • Featured
  • Contact us

Maraykanka oo Ciidamo u Daadgureeyay Kenya kadib Weerarkii Manda Bay

Cutubyo ka tirsan ciidamada Africom ee saldhigoodu ahaa dalka Jabuuti ayaa loo daadgureeyay wadanka Kenya kadib Maleeshiyaadka alShabaab ay maalintii…

January 7, 2020 | by Horseed Staff

Doorasho Caynkee ah Ayaa Soomaaliya ka dhacaysa 2020/21? (Qaybta labaad)

Sharciga Doorashooyinka Qaranka Malagu Qaban Karaa Doorashada 2020-2021? Waxaan horey u balan qaadney in aan akhristayaasha la wadaagno, waxa aan…

January 7, 2020 | by Horseed Staff

Iran: 40 Qof oo Ku Dhintay baroordiiqdii Jen Qaasim Solemani

Ugu yaraan 40 qof ayaa ku dhintay , 223 qofna waa ku dhaawacmeen isbuurasho ka dhacday Aaska Qaran ee loo…

January 7, 2020 | by Horseed Staff

Maamulka Gobolka Karkaar iyo Wasiiro ka tirsan Puntland oo Qardho kulan ku yeeshay.

Wasiirka Maaaliyadda Puntland Xasan Shire Cabdi iyo Wasiirka Amnigga Puntland Cabdisamed Gallan oo uu weheliyo Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Gen Yaasiin…

January 7, 2020 | by Horseed Staff

Mareykanka " Iran kuma lug laha weerarkii Lamu "

Warsaxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in weerarkii kooxda Al-Shabaab ay ku qaadday saldhigga…

January 7, 2020 | by Horseed Staff

Four Kenyans killed in suspected Al Shabaab attack in Garissa

Four Kenyans were killed in a gunfight on Tuesday between police and al Shabaab militants in Garissa, police said. A…

January 7, 2020 | by Horseed Staff

Gabar Soomaali ah oo loo dhaariyay Xubin Gole deegaan Ee Xaafada Louis Park.

Naadiya Maxamed, ayaa loo dhaariyay xubin golaha deegaanka ee xaafadda dacalka ku haysa Minneapolis ee St Louis Park. Gabadhan 23…

January 7, 2020 | by Horseed Staff

Abuu Mansuur oo la dejiyay hoy ku dhow xarunta Nabad Suggida

Hoggaamiyaha Xisbiga Amniga iyo Cadaaladda, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa waxaa laga wareejiyay hoygii uu xabsi guriga ku…

January 7, 2020 | by Horseed Staff

Senator Muuse Suudi oo ka digay in shirkado shisheeye loo ogolaado inay soo saaraan batroolka

Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ah Senatarada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa uu ka digay in…

January 7, 2020 | by Horseed Staff

Wasaarada Caafimaadka Puntland oo dhakhaatir u dirtay Degmada Saaxo.

Wasaarada Caafimaadka Puntland ayaa sheegtay in ay dhakhaatiir u dirtay Degmada Saaxo halkaas oo dhawaan uu ka dilaacay cudur sababay…

January 7, 2020 | by Horseed Staff

Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya oo la kulmay Boqorka Sacuudigga.

Amb Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arimaha Dibadda Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Riyaad Caasimada Dalka Saudi…

January 7, 2020 | by Horseed Staff

Dowladda Federaalka oo ka Walwalsan in markale dib loogala wareego maamulka Hawada Sare-DHAGAYSO

Hay’adda Dowladda federaalka u qaabilsan Duulista Rayidka ee Soomaaliya ayaa wal wal ka qabto in markale dib loogala wareego maamulka…

January 7, 2020 | by Omar Mohamed

Mashruuc: Sifo Sharci Darro ah ayaa Lagu Ansixiyay Sharciga Batroolka

Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Khayraadka Qaranka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka Xildhibaan Mohamud Ahmed Mohamud (Mashruuc)  ayaa ka codsaday madaxweynaha dowladda…

January 7, 2020 | by Omar Mohamed

DFS oo canbaaraysya weerarkii Alshabaab ee deegaanka Lamu.

Dawlada Federaalka ah ee Somalia ayaa ka hadashay weerarkii ka dhacay Deegaanka Laamu ee dalka Kenya kaas oo ay sheegatay…

January 6, 2020 | by Horseed Staff

Askargii Dilay taliyihii Hore ee garoonka diyaaradaha Bosaso oo Dil Lagu Xukumay

Maxkamadda rafcaanka ee ciidamada Puntland ayaa xukuno dil ah ku ridday Askari dil bareer ah u gaystay alle ha u…

January 6, 2020 | by Omar Mohamed
  • Go to Previous Page
  • Go to page 1
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 623
  • Go to page 624
  • Go to page 625
  • Go to page 626
  • Go to page 627
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 992
  • Go to Next Page

About us | Contact us | Privacy Policy | ©2023 Horseed Media Ltd