Golaha Guurtida Soomaaliland oo maanta kulamadoodii caadiga ahaa ku yeeshay xaruntooda magaalada Hargeysa, waxay ka doodeen xeer doorashooyinka Soomaaliland iyo…
Donald Trump ayaa xalay dib ugu noqday Aqalka Cad ee Madaxtooyada Maraykanka, Madaxweynaha Maraykanka ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku jiray…
Xoghayaha dhinaca saxaafadda u qaabilsan aqalka cad ee Maraykanka Kayleigh McEnany ayaa baaritaan kadib laga helay cudurka safmarka ah ee Coronavirus…
Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho ugu tagay Amiirka cusub ee dalka…
Shir looga hadlayo arrimaha doorashooyinka dalka 2020/2021 ayaa maalmahan ka socday garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde gaar ahaan Xarunta Xalane…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa qasriga madaxtooda ee Jabuuti ku qaabilay raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali…
Dowladda Masar ayaa dil ku fulisay 13 Xubnood oo ku eedaysnaa inay ka tirsanaayeen Ururka Akhwaanul Musliimiinka ee dalkaasi lagu…
Ciidamada Booliska Soomaaliland ayaa soo qabtay labo qof oo diinta Kiristanka ku fidinayey gudaha Soomaaliland, kuwaas oo la sheegay inay…
Ciidanka nabad-sugidda iyo sirdoonka Jubbaland ayaa hawgallo ay ka sameeyeen xaafadaha magaalada Kismaayo, waxay kusoo qabten saddex ruux oo lagu…
Dagaalka u dhaxeeya dalalka Armenia iyo Azerbaijan oo galay todobaadkii 2aad ayaa sii xoogeysanaya. Dowlada Azerbaijan ayaa ku eedaysay ciidamada…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa gaari isagoo saaran u gacan haatiyey taageerayaashiisa ku sugan banaanka isbitaalka uu ku jiro ee…
Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada kuwayt ee caasimadda dalka…