Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay amniga guud ee Madaxtooyada, kaddib 16 sano oo walaalaha…
Wasiirka arrimaha dibadda ee UK David Cameron iyo dhiggiisa Jarmalka Annalena Baerbock ayaa ku sheegay baahida loo qabo “xabad-joojin waarta”…
Ciidamada Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya ee loo yaqaan (ATMIS), ayaa 16 Sano ka dib ka guuraya…
Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta golaha wakiiladda Puntland, ee lagu muransan yahay, ayaa sheegay inay si rasmi ah u bilaabatay…
Ciidamo wata gaadiidka dagaalka ayaa la wareegay xarunta Golaha Wakiilada Puntland saakey oo Axad ah. Ciidamada la wareegay ayaa ah…
Amiirkii Kuwait, Sheekh Nawaf Al-Axmed Al-Sabah ayaa dhintay isagoo 86 jir ah, sidaas waxaa ku dhawaaqay telefishanka Kuwait. Amiirkan ayaa…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun min 8 sano oo xabsi ciidan ah ku riday Cabdiqani Aadan Cali (Cilmi)…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhiiri-gelinayso maal-gashiga gudaha iyo kuwa…
Markab dagaal oo Maraykanku leeyahay ayaa ku soo riday badda cas 14 diyaaradood oo nooca aan duuliyaha lahayn ah, kadib…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Entebbe ee dalka Uganda ku saxiixay heshiiska ku biiritaanka Dallada Bulshada…
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa ku guulaysatay soocelinta xaqa ay Soomaaliya u leedahay in ay hesho khayraadka meeraha dayax-gacmeedka baahinta…