Skip to content
Horseed Media LogoHorseed Media
  • Home
  • Somali News
  • World News
  • in English
  • Opinion
  • More
    • Dowladda Federaalka
    • Puntland
    • Jubaland News
    • Galmudug
    • Hirshabele
    • Somaliland
    • Koonfur Galbeed
    • Featured
  • Contact us

Korneyl Caarre oo heshiis la galay xukuumadda Muuse Biixi

War ay baahiyeen warfidiyeenada Somaliland ayaa lagu sheegay in Korneyl Saciid Jaamac Caarre iyo xukumadda Somaliland ee war-wadeenka ka yahay…

January 2, 2020 | by Horseed Staff

Banaanbax looga soo horjeedo Alshabaab oo ka dhacaya Muqdisho.

Waxaa saaka lagu waddaa in magaalada Muqdsiho uu ka dhaco banaanbax looga soo horjeedo Ururka Alshabaab kaas oo uu soo…

January 2, 2020 | by Horseed Staff

Kheyre oo Odayaasha Dhaqanka kala hadlay dadajinta dhismaha maamulka Galmudug

Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa kulan wadashiya oo la xiriira dedejinta dhismaha…

January 1, 2020 | by Omar Mohamed

Madaxweyne Deni oo Sanadka 2020 Ku Bilaabay Booqasho uu ku Tegay Xerada Ciidamada 54aad

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa booqashadiisii u horraysay sanadkan cusub wuxuu ku tegay xerada ciidamada daraawiishta ee caasimadda…

January 1, 2020 | by Horseed Staff

War kasoo baxay ICRC & SRCS oo Ka Caraysiiyay Dowladda Fedraalka

Dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa si caro leh uga jawaabtay war ka soo baxay Hay’adaha Bisha Cas iyo Laan qeyrta Cas…

January 1, 2020 | by Omar Mohamed

Dowladda Federaalka oo Baaraysa kalluun ku soo caariyey xeebta Muqdisho

Wasaaradda kallumeysiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin hor dhac ah ka bixisay kalluun shalay lagu arkay xeebta magaalada Muqdisho…

January 1, 2020 | by Omar Mohamed

Koonfur Galbeed – Qarax lala eegtay ciidamada Ethiopia

Wararka laga helayo degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidamo ka tirsan kuwa Ethiopia qarax lagula…

January 1, 2020 | by Horseed Staff

Ra'iisul Wasaare Khayre oo kulan la yeeshay Hoggaamiyaha Ahlusunna

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali khayre ayaa kulan khaas ah la qaatay Hoggaamiyaha Ahlusunna Macalin Maxamuud, iyagoona ka wada hadlay xaaladda…

January 1, 2020 | by Horseed Staff

Marwada 1-aad ee Soomaaliya oo booqatay dhaawacyadii Qaraxii Ex-Kaantarool

Marwada Koowaad ee dalka, Marwo Seynab Cabdi Macalin ayaa booqatay qaar ka mid ah dhaawacyada ku waxyeeloobay Qaraxii wuxuushnimada ahaa…

January 1, 2020 | by Horseed Staff

Khilaaf xoogan oo ka taagan soo xulista xildhibaanada cusub ee Galmudug

Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in khilaaf xoogan uu ka taagan yahay soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug. Odayaasha…

January 1, 2020 | by Horseed Staff

Shacabka degmada Raage-ceele oo cabsi soo wajahday

Wararka ka imaanaya degmada Raage-ceele ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in xiisad laga dareemayo degamdaasi, sida ay soo sheegayan…

January 1, 2020 | by Horseed Staff

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay miisaaniyadda 2020.

Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u saxiixay miisaniyadda sanadka cusub ee 2020…

January 1, 2020 | by Horseed Staff

Safiirka Imaaraatka ee Soomaaliya oo la kulmay Wakiilka QM Somaliya.

Maxamed Axmed Cusmaan Safiirka Dawlada Imaaraatka u qaabilsan Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay James Swan, kulanka…

December 31, 2019 | by Horseed Staff

Labada Aqal Barlamaanka Federaalka Oo Ansixiyay Miisaaniyada 2020ka

Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah si wadajir u ansixiyey Miisaaniyadda Sanadka…

December 31, 2019 | by Omar Mohamed

Sheegashada Soo Daahdey ee al-Shabaab, Shaacinta Deg-degga Ah ee NISA Iyo Sharta Hagoogan?

Sanadkan 2019 waxa uu ku sagootiyey Soomaaliya xasuuq ba’an oo ka dhacay Ex-kontrool, kadib markii 28 Diseembar gaari weyn oo…

December 31, 2019 | by Omar Mohamed
  • Go to Previous Page
  • Go to page 1
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 630
  • Go to page 631
  • Go to page 632
  • Go to page 633
  • Go to page 634
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 995
  • Go to Next Page
  • About us
  • Contact us
  • Privacy Policy

©2023 Horseed Media Ltd