Guddoomiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa walaac iyo kalsooni darro ka muujiyay guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada aqal ee…
Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay magacaabay guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada aqal ee baarlamaanka Federaalka…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor ayaa magacaabay guddiga doorashada dadban ee xildhibaanada dowlada federaalka Soomaaliya.…
Murashaxa Xisbiga Dimuquraadiga Maraykanka Joe Biden iyo kuxigeenkiisa Senator Harris oo shir jaraa’iid qabtay goordhaweyd ayaa sheegay inay cadahay cida…
Madaxweynaha France Emmanuel Macron ayaa sheegay in loo baahan yahay in dalalka Midowga Yurub ay wax ka bedalaan illaalinta xaduudahooda…
Madaxweynaha Kosovo Hashim Thaci ayaa Khamiistii shalay xilka iska casilay kadib markii dacwad ka dhan ah loo gudbiyey Maxkamada Caalamiga…
Maamulka Tigray-ga Itoobiya ayaa sheegay inay iska difaaci doonaan duulaanka uga imaanaya dowlada Abiy Ahmed oo ay sheegeen inay doonayaan…
Murashaxa Xisbiga Dimuquraadiga Joe Biden ayaa cododka uu helay sii kordhayaan xili Madaxweyne Trump uu ku doodayo in la musuq…
Raysal wasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer ku tagey xerada tababarka Ciidanka ee TurkSom, isagoo ku boggaadiyay…
Shirkii banbaxa golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ayaa maanta lasoo gabagabeeyey, waxaana laga soo saaray warsaxaafadeed ku qotoma waxyaabihii laga…
Guddoomiyaha baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan ayaa magacaabay guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa ka horyimid guddiga doorashada Soomaaliya oo uu ku dhawaaqday Raysalwasaaraha…