Madaxweynaha France Emmanuel Macron oo maanta booqday kaniisadii uu ka dhacay weerarka lagu dilay 3 qof ee magaalada Nice ayaa…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta magacaabay guddiga maamulka doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Hirshabeelle.…
Raysal Wasaare Ku-xigeenka Dowlada Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa dhagax-dhigay dhismaha dib-u-dayactirka guriga Hooyooyinka Muqdisho ee loogu magac…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa faray xukuumada cusub ee raysalwasaare Maxamed Xuseen Rooble inay…
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyey dilka laba ka mid ah shaqaalahooda samafalka, oo la sheegay…
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Federaalka Soomaaliya Saciid Xuseen Ciid oo maanta soo gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka…
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Arbacadii shalay warbixino ka dhageystay guddiyada u qaabilsan Cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya, Hay’ada…
Madaxweynaha Iran Xasan Rowxani ayaa sheegay in difaacida ay dalalka reer Galbeedka u muujinayaan sawirada lagu aflagaadeenayo Nebi Maxamed SCW…
Dowlada Azerbaijan ayaa ku eedaysay in Armenia ay jabisay xabad joojintii Isniintii lasoo dhaafay lagu dhawaaqay, kadib markii ay xoogaga…
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa si dadban uga jawaabtay hadaladii uu madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Marcron ugu gefay Nabigeena Muxammed NNKH. Hoos…
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Aaladda fogaan aragga (ZOOM) uga qeyb galay shirka sanadlaha…
Booliiska Maraykanka oo markale nin madow ku dilay magaalada Philadelphia ee Pennsylvania ayaa sababay kacdoon shacabka oo xalay burbur iyo…