Waxaa maanta magaalada Garowe ee caasimada Puntland lagu aasay Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi oo…
4 caruur ayaa ku dhimatay gurya kalena waa ku gubteen Dab maanta barqadii ka kacay xaafadda horseed ee magaalada Boosaaso.…
Dowladda Qadar ayaa maanta guul taarikhi ah ka gaartay kiis dacwadeed kala dhexeeyay wadamada Sucuudiga, Imaraadka, Masar iyo Baxrayn, kaasi…
Diyaarad sida maydka Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi ayaa Saaka laga soo dejiyay garoonka…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qaybgalay Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD. Shirkan oo ay madaxdu ay…
Raysalwasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Dhuusamareeb ee xarunta…
Diyaarad nooca xamuulka qaada ah ayaa maanta ku dhacday garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne. Waxaana diyaaraddan oo u…
Wasiirka Waxbarashada ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa sidii lagu yiqiinay markale bilaabay olole uu ugu hanjabayo Waxbarashada…
Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Puntland ayaa soo bandhigey in ay iibinayaan xaruntoodi Baarlamaanka ee magaalada Garoowe. Qorshaha iibinta dhismaha Baarlamaanka…
Dowladda Iiran ayaa xukun dil ah ku fulisay Sarkaal lagu helay inuu u basaasayay hay’adda sirdoonka Maraykanka ee CIA, sida…
Kadib markii shirkii gaarka u ahaa Madaxda Dowlad Goboleedyada dalku ku soo dhamaadey war murtiyeed ka kooban shan qodob, oo…
Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa sare u qaadayaa farriin digniin ah oo ku socota maamulada dalalka adduunka iyo dadkaba. “Haddii aan…