Shir jaraa’iid oo lagu qabtay Xafiiska Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa lagu shaaciyey heshiiskan dhexmaray dowladaha Sudan iyo Israel. Dowlada…
The first container ship of the Djibouti Shipping Company, which will exclusively operate between Turkey, Djibouti and Somalia, was launched…
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Soomaaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa maanta jimce ah laga helay xanuunka sida weyn ugu…
War-saxaafadeed kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa looga hadlay kahor doorashooyinka dalka kusoo wajahan in saaxada siyaasada Soomaaliya ay ahaato mid…
Ku xigeenka wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Adam Abdelmoula ayaa hambalyo u diray wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo…
Doodii ugu danbeysay ee murashaxiinta Madaxweynaha Maraykanka oo dhacday habeenimadii xalay oo Jimcaha soo galayey ayaa ahayd mid adag walow…
Safaarada India ee Nairobi ayaa sheegtay inay ka shaqeenayso sidii xoriyadooda loo siin lahaa 33 muwaadin oo dalkaasi u dhashay…
Dowlada China ayaa sheegtay in go’aanka dowlada Maraykanka hubka uga iibineyso Taiwan ay si weyn u dhaawici doonto xiriirka Maraykanka…
These Indian labourers, including 25 workers from Uttar Pradesh, have been allegedly held hostage by a company in Somalia for…
Madaxweynihii hore ee dowladii kumeel-gaarka ahayd ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed iyo raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre…
Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaliyeed ee #NUSOJ ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland Ka furay Tababar ku saabsan habraaca…
Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug kulankoodii maanta ku ansixiyay Sharciga Golayaasha Deegaanka Dawladaha Hoose. Kulanka ayaa waxaa shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug…