Erdogan iyo Putin oo si wadajir ah u cambaareeyey Trump

Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan oo soo dhaweyn balaaran usameeyey Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa lagu wadaa inuu heshiis dhinaca hubka ah la galo dowlada Ruushka. […]