Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartey diyaarad nooca xamuulka ah oo ku burburtey meel ku dhaw garoonka diyaarada…
Madaxweynaha Puntland ayaa jeediyey khudbad uu bishiiba hal mar ugu tala galay in uu shacabka warbixin ka siiyo xaaladda dalka.…
Diyaarad nooceedu yahay kuwa yaryar ee xamuulka oo sidey agab caafimaad ayaa ku burburtey meel ku dhaw garoonka diyaaradaha ee…
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu…
Siddeed xaadood oo cusub oo la xiriira cudurka COVID19 ayaa laga heley deegaanada Puntland, waxaa ka bogsaday 1 qof oo…
Wasiirka caafimaadka, iyo Wasiiru dowladaha arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa safiir ku-xigeenka Turkiga ee Soomaaliya ka guddoomaya qalab caafimaad…
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Mike Pompeo ayaa maalintii Axadda sheegay in ay hayaan caddeymo muujinaya in coronavirus lagu diyaariyey…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo weli kusagan magaalada Qardho kadib khasaarihii roobabku geysteen, ayaa maanta kormeeray xarumaha…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa khadka telefonka kula xiriirey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Recep Tayyip…
Saddex Sano ayaa u buux-santay caawa intii kasoo wareegtay markii la dilay Alle haw naxariistee Wasiir Cabaas Siraaji wasiirkii hawlaha…
Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Warbaahinta awgeed, waxaan bahda saxaafadda la qaybsanayaa xuska maalintan. Munaasabaddan weyn waxaan uga faa’idaysanayaa inaan…
Wafti ka socda Dawlada Federaalka ah ee Soomaaaliya oo isugu jirra Wasiiro iyo xildhibaano ayaa booqasho hal maalin qaadatay ku…