Uhuru Kenyatta Madaxweynaha dalka Kenya oo shir jaraaid ku qabtay Magaalada Nairobi ayaa si faahfahsan u sharaxay xaalada guud ee…
Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) Madaxweynaha Galmudug ayaa shalay kulan qado-sharaf ah duleedka Dhuusa-mareeb ugu sameeyay xildhibaano ka tirsan BDFS, musharaxiintii…
Raysal-Wasaaraha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xalay shir jaraaid ku qabtay Xafiiskiisa Muqdisho waxa uuna si faah-faahsan uga hadlay…
Hey’adda lacagta adduunka ayaa warbixin ay soo saartay waxaa lagu sheegay in Soomaaliya ay gaartay hal abuurka deymaha looga cafinayo…
Xukuumadda Spain ayaa xaqiijisay in Ra’isul wasaare ku-xigeenka wadankaasi Carmen Calvo laga helay cudurka Coronavirus. Haweenayda oo 62 Jir ayaa…
Tirada dadka u dhintay cudurka Coronavirus ayaa kor u dhaaftay labatan Kun oo qof caalamka guud ahaan. Sidoo kale waxaa…
Guddida heer qaran ee Jamhuuriyadda Somaliland u xil-saartay u diyaar-garowga iyo ka hortagga Xannuunka COVID19, ayaa ku dhawaaqay inay xidheen…
Guud ahaan gobolada Puntland waxaa maalmihii lasoo dhaafay si wayn uga da’ayay roobabka Guga, Jawiga ayaana ahaa mid kulul maalmihii…
Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee dhawaan la dhaariyaya ayaa fadhigooda maanta waxay ku ansixiyeen Guddiga soo diyaarinaya…
Hay’ada xakamaynta cudurada Faafa ee Nigeria ayaa sheegtay inay cudurka Coronavirus laga helay Agaasimaha Madaxtooyada Abba Kyari, Hay’adu waxay kaloo…
Wasiirkii wasaaradda Difaaca ee wadanka Suudaan Jen Jamaaludiin Cumar ayaa u geeriyooday wadno Xanuun Ku Soo Booday. Wasiirka ayaa xiliga…
Wasaaradda Amniga Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war saxaafadeed aya soo saartay waxay ku beenisay warka kasoo baxay madasha…