Skip to content
Horseed Media LogoHorseed Media
  • Home
  • Somali News
  • World News
  • in English
  • Opinion
  • More
    • Dowladda Federaalka
    • Puntland
    • Jubaland News
    • Galmudug
    • Hirshabele
    • Somaliland
    • Koonfur Galbeed
    • Featured
  • Contact us

Mashruuc: Sifo Sharci Darro ah ayaa Lagu Ansixiyay Sharciga Batroolka

Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Khayraadka Qaranka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka Xildhibaan Mohamud Ahmed Mohamud (Mashruuc)  ayaa ka codsaday madaxweynaha dowladda…

January 7, 2020 | by Omar Mohamed

DFS oo canbaaraysya weerarkii Alshabaab ee deegaanka Lamu.

Dawlada Federaalka ah ee Somalia ayaa ka hadashay weerarkii ka dhacay Deegaanka Laamu ee dalka Kenya kaas oo ay sheegatay…

January 6, 2020 | by Horseed Staff

Askargii Dilay taliyihii Hore ee garoonka diyaaradaha Bosaso oo Dil Lagu Xukumay

Maxkamadda rafcaanka ee ciidamada Puntland ayaa xukuno dil ah ku ridday Askari dil bareer ah u gaystay alle ha u…

January 6, 2020 | by Omar Mohamed

Dowladda Federaalka iyo Hey’adaha IMF & Bangiga Aduunka oo Adis-ababa Ku Kulmay

Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia waxaa maanta ka furmay shir labo geesood ah oo u dhexeeya Madax sare…

January 6, 2020 | by Omar Mohamed

Muqdisho: Abwaan Shube oo Si Rasmi ula wareegay Xilkii Loo Magacaabay

Maareeyihii hore Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka mudane Maxamed Abuukar Axmed {Ma’da} ayaa maanta xilka ku wareejiyay Maareeyaha cusub Abwaan…

January 6, 2020 | by Omar Mohamed

Mareykanka oo qirtay in askar looga dilay Kenya

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Africa (AFRICOM) ayaa shaaca ka qaaday in Saddex qof oo u dhashay dalka Mareykanka lagu…

January 6, 2020 | by Horseed Staff

Warbaahinta Kenya oo weerarkii Lamu ku eedeysay Iran

Warbixino ay daabaceen wargeysyada kasoo baxa dalka Kenya ayaa saaka waxaa ciwaan looga dhigay in weerarka Al-shabaab ay ka fuliyeen…

January 6, 2020 | by Horseed Staff

Doorasho Caynkee ah Ayaa Soomaaliya ka dhacaysa 2020-2021? (Qaybta kowaad)

Sida uu qabo Dastuurka Federaalka Soomaaliya waa in dalka afartii sanaba hal mar doorasho ka dhacdo. Doorashadii sadeddexaad ee dalka…

January 5, 2020 | by Horseed Staff

Madaxwayne Deni oo Joojiyay xuska maalintii la doortay

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo laga helay Madaxtooyada Puntland ee Garowe ayaa sheegaya in Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni uu…

January 5, 2020 | by Horseed Staff

Madaxweyne Xaaf " Kheyre haka tago Dhuusamareeb, isaga ayaa wado dhibaatada Galmudug "

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku eedeeyay dowladda dhxe inay ku fashilantay dhismaha maamulkaasi, sidaasi darteedna uu kalsoonidii…

January 5, 2020 | by Horseed Staff

Al-Shabaab oo weeraray saldhigga ay isticmaalaan ciidamada Kenya iyo kuwa Maraykanka

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal saakay lagu qaaday saldhigg ciidan oo ku yaalla deegaanka Manda-bay ee gobolka…

January 5, 2020 | by Horseed Staff

FOA oo ka hadashay waxyeelada Ayaxu u geystay Soomaaliya

Hay’adda Cuntada iyo beeraha adduunka ee FOA ayaa sheegtay in Ayaxa uu burburiyey 70,000 oo hiktar oo ah dhul beereed…

January 5, 2020 | by Horseed Staff
  • Go to Previous Page
  • Go to page 1
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 819
  • Go to page 820
  • Go to page 821
  • Go to page 822
  • Go to page 823
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 1278
  • Go to Next Page
  • About us
  • Contact us
  • Privacy Policy

©2023 Horseed Media Ltd