Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa Degmadaka dhagax-dhigay mashaariic horumarineed kuwaa oo loogu adeegayo…
Yuusuf Xirsi Barre Duqa Degmada Gaalkacayo ee dhanka Galmudug ayaa waxkama jiraan ku tilmaamey xil ka qaadistii uu ku sameeyay…
Ciidamo katirsan kuwa Milateriga Soomaaliya ayaa waxaa ay kala dhex-galeen maleeshiyaad dagaal geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ku dhex-marey…
Shirkadda ka howl-gasha dekedaha ee DP World, oo laga leeyahay waddanka Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay inay ku guuleysatay kiis sharci…
Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saaray shuruudaha laga doonayo Xildhibaanada u tartamaya kuraasta Guddoonka…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii degmada Gaalkacyo iyo kuxigeenkiisa, isagoo magacaabay Guddoomiye…
Wasiiru dowlaha howlaha guud ee xukumadda Soomaaliya Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa ku dhawaaqay inuu xilkaas iska casilay, maadaama uu…
Xafiiska xeer ilaalinta guud ee Somaliland ayaa qoraal ka soo saaray lix nin oo tootasho lagu fuliyay iyo falalkii ay…
Wasaaradda Garoomada iyo duulista hawada ee dowladda Puntland ayaa maanta shaacisay waqtiga uu bilaaban doono duulimaadka ay shirkadda diyaaradaha ee…
Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo maanta shir uga furmay magaalada…
Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Galmudug ayaa shaaciyay Shuruudaha Xilalka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug. Shuruudaha lagu xiray Musharaxiinta Gudoonka Baarlamaanka…
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u ansixiyay sharciga Saxaafadda Soomaaliya, kaasi oo ay…