Puntland oo Cal-miskaad geysey diyaarado dagaal oo ay soo iibsatey.

12 May, 2025

Buuraleeyda Cal-miskaad ee gobolka Bari, waxaa maanta gaarey laba diyaaradood oo nooca dagaalka ah, kuwaas oo…

Buuraleeyda Cal-miskaad ee gobolka Bari, waxaa maanta gaarey laba diyaaradood oo nooca dagaalka ah, kuwaas oo warbaahinta HM baahisay inay soo iibsatay xukuumadda Puntland.

Diyaaradahaan dagaal oo loogu talagalay inay qayb ka noqdaan hawlgalka dabar goynta kooxaha nabaddiidka ah ee Cal-miskaad iyo Cal-madaw ayaa saraakiil dowladda katirsan shaaciyeen in laga soo iibsaday mid kamid ah dalalka ku hormaray farsamaynta gaadiidka dagaalka.

HOOS KA DAAWO