6 June, 2025
Xukuumadda Puntland ayaa wadda qorshe ay dhalinyarada deegaamadeeda kaga joojinayso qaadashada baasaboorka Jamhuuriyadda Federalka ah ee…

Xukuumadda Puntland ayaa wadda qorshe ay dhalinyarada deegaamadeeda kaga joojinayso qaadashada baasaboorka Jamhuuriyadda Federalka ah ee Soomaaliya.
Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor Gebiley ayaa oo ka hadlay munaasabadda ciidda ayaa sheegay in qorshahaan oo qabyo ah looga goleeyahay xakamaynta qulqulka tahriibka.
Qorshahaan ayaa lagu doonayaa in qaadashada baasaboorka Soomaaliya looga joojiyo dhalinyarada da’doodu ka yartahay 40 sano, si aysan ugu fududaan inay ugu baxaan galbeedka Africa.