21 May, 2026
Xukuumadda Puntland ayaa ka dalbatay beesha caalamka in wixii hadda ka dambeeya ay si toos ah…

Xukuumadda Puntland ayaa ka dalbatay beesha caalamka in wixii hadda ka dambeeya ay si toos ah ula macaamisho maadaama uu dhammaaday muddo xileedkii dowladda federalka ah ee Somalia.
âShirciyaddii Dowladda Federaalka waa dhammaatay waxaan Beesha-caalamka ugu baaqaynaa in ay toos noola shaqayso”, Ayaa lagu yiri War-saxxaafadeed ka soo baxay Puntland.





