8 November, 2025
Xukuumadda Puntland ayaa ku dhawaaqday in deegaannadeeda ay soo food-saartay abaar aad u baahsan oo saamaysay…

Xukuumadda Puntland ayaa ku dhawaaqday in deegaannadeeda ay soo food-saartay abaar aad u baahsan oo saamaysay in ka badan hal Milyan oo ruux kuna kala sugan gobolada Sool, Cayn, Sanaag, Haylaan, Bari, Raasicasayr, Karkaar, Nugaal & Mudug.
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor Gebiley oo ay hareerihiisa ka muuqdaan xubno katirsan golaha xukuumadda ayaa dalbaday in loo diyaar garoobo ka gaashaamashada abaarta iyo gurmadka dadka ay saamaysay.



