Puntland: Shanta xubnood ee loo doortay Gollaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya

22 January, 2022

Natiijada Hordhaca ah ee Doorashada maanta ka dhacday magaalada Garoowe caasimada Puntland waxa ku kala guulaystay…

Natiijada Hordhaca ah ee Doorashada maanta ka dhacday magaalada Garoowe caasimada Puntland waxa ku kala guulaystay murashaxiinta kala ah.

1-HOP#235 C/laahi Bidhaan Warsame.

2-HOP#200 Cali Yuusuf Cali.

3-HOP#196 Cabdi Ibraahim Warsame.

4-HOP#249 C/laahi Xasan Rooble.

5-HOP#166 Axmed Cabdi Xaashi.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *