17 February, 2025
Qoraal ka soo baxay wasaaradda deegaanka, beeraha iyo isbedelka Cimilada dowladda Puntland ayaa si rasmi ah…

Qoraal ka soo baxay wasaaradda deegaanka, beeraha iyo isbedelka Cimilada dowladda Puntland ayaa si rasmi ah u joojisey ka ganacsiga noocyada kala duwan ee xaabada guud ahaan gobolada Puntland.
Tallaabadaan oo wasaaraddu sheegtay inay ku ilaalinayso badqabka dhirta kadib markii ay soo bateen dadka jaraya noocyada kala duwan ee dhirta qoyan si ay xaabo ahaan ugu iibgeeyaan.
