Puntland oo soo bandhigtay meydadka Daacish ajaaniib ubadan.

11 February, 2025

Ciidamada difaaca Puntland ayaa deegaanka Haraaryo ee buuraleeyda Cal-miskaad ku soo bandhigay sawirrada meydad kor u…

Ciidamada difaaca Puntland ayaa deegaanka Haraaryo ee buuraleeyda Cal-miskaad ku soo bandhigay sawirrada meydad kor u dhaafaya 20 xubnood oo katirsan kooxda Daacish kuwaasi oo saaka weerar ku qaaday goob ciidamadu ku sugnaayeen.

Sawirrada la baahiyey ayaa muujinaya meydad u badan ajaaniib Afrikaan ah oo ay ciidamadu toogteen qaarkoodna is qarxiyeen, waxaana hadda hawlgalku ka sii socdaa qaybaha sare ee buuraha tooga Jacayl.