Puntland oo war ka soo saartay safarkii Madaxweyne Deni ee gobolada Bari & Raas-casayr.

War-saxaafadeed shan bog ka kooban oo ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa faahfaahin dheeraad ah looga…

13 September, 2026

War-saxaafadeed shan bog ka kooban oo ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa faahfaahin dheeraad ah looga bixiyey socdaalkii uu dhawaan Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ku tegey deegaamo katirsan gobolada Bari iyo Raas-casayr.