Roobab xooggan oo kala jarey Qardho iyo Garoowe

Published: May 25, 2023

Roobab xoog leh ayaa jarey buundooyinkii dhawaan la sameeyey ee u dhexeeya tuulada Xaaji Khayr iyo Dangoroyo ee gbolka Nugaal.

Tuubooyinkan ayaa ah kuwo yaryar oo ciriir ku ah biyuhu in ay dhaafaan taas oo keentan inay gebigoodaba goostaan.

Qaar kamid ah Injineerada dhismaha buundooyinka ayaa sheegaya in dooxooyinka biyaha badan ka imaanayaan loo baahan yahay loo dhiso buundooyin qolal ah.

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa xariga ka jaray buundooyinka la khiyaamey ee biyuhu la tageen, waxaana lagu dhisey canshuur dheeraad ah oo si gaar ah dowlaaddu u saartey shacabka.

Horseed Media