RW Xamse oo ka digey suurad xumaynta ammaanka Muqdisho.

3 February, 2026

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Somalia Xamse Cabdi Barre ayaa digniin u diray madaxda dowlad…

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Somalia Xamse Cabdi Barre ayaa digniin u diray madaxda dowlad goboleedyada, siyaasiyiinta mucaaradka iyo dhammaan dhinacyada dhaliila ammaanka Magaalada Muqdisho.

Xamse oo ka hadlayey daahfurka waddo laga hirgeliyey Muqdisho ayaa xusay in Magaaladu soo martay Marxalado ammaan xumo haseyeeshee ay hadda kujirto ammaan iyo xasilooni loona baahan yahay in la aamino oo aan la suurad xumayn.

“Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre “”Yaan magaaladaan dib loogu celin dhibaatadii ay soo martay ee ay maanta horumarka ka gaartay”, Ra’iisul Wasaare Xamse.