Sawirro: Ciidanka Puntland oo hawlgallo sifayn ah ka wada Cal-miskaad.

8 June, 2025

Ciidamada Difaaca Puntland ayaa hawlgallo cir iyo dhul-ba leh oo ay fulinayeen sadexdii cisho ee u…

Ciidamada Difaaca Puntland ayaa hawlgallo cir iyo dhul-ba leh oo ay fulinayeen sadexdii cisho ee u dambaysey kula wareegey deegannada ku teedsan togagga Sadow, Cadalle iyo lugaha Raa-raha ee tog-weynaha Baallade.

Muddada hawlgalku socdey ciidamadu waxa ay guulo muhiim ah ka gaareen Argagixisada Daacish, iyagoo ka qaniimaystey hub, ka diley, kana dhaawacay sharwadayaal hor leh.