30 April, 2025
Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee magaalada Garoowe waxaa maanta diyaarad gaar ah ka qaaday 15…

Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee magaalada Garoowe waxaa maanta diyaarad gaar ah ka qaaday 15 kamid ah maxaabiistii Somaliland looga qabsaday dagaalkii Goojacadde ee 2023.
Maxaabiistaan oo ay diyaaradda saareen Mas’uuliyiin dowladda katirsan ayaa waxaa lagu bedeli doonaa 11 kamid ah maxaabiistii ay Somaliland ku qabatay dagaalkaasi, sida ay HM u xaqiijiyeen guddiga kala wareejinta maxaabiista.

