Sidee kooxuhu isug beegmeen wareegga 16aad ee Champions League.

27 February, 2026

Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee EUFA ayaa ku dhawaaqay isku-aadka wareegga 16aad ee horyaalka Champions…

Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee EUFA ayaa ku dhawaaqay isku-aadka wareegga 16aad ee horyaalka Champions League, iyadoo ay ka soo bexeen ciyaaro adag sida, PSG vs Chelsea iyo Man city Vs Real Madrid.

Isku aadka ayaa waxaa waddada ugu adag mari doona kooxaha PSG, LFC, Chelsea, Madrid, Man cit & Bayern Munchin, halka kooxaha Arsenal iyo Barcona heleen fursadda ugu muhiimsan ee middood gaari karto kama dambaysta koobka.