Somalia oo noqotay dalka xoolaha ugu badan u dhoofinaya caalamka sanadka 2025.

Soomaaliya ayaa noqonaysa dalka xoolaha ugu badan caalamka u dhoofiya sanadka 2025, iyadoo ka soo xerayn…

19 October, 2025
Soomaaliya oo khasaaro weyn ka soo gaartey Xajka iyon saameynta Korona Fayras.

Soomaaliya ayaa noqonaysa dalka xoolaha ugu badan caalamka u dhoofiya sanadka 2025, iyadoo ka soo xerayn doonta dhaqaale ka badan $1 Bilyan oo doollar, waana in Nusmilyan ka badan miisaaniyadda dowladda Federalka ah ee Somalia oo dhan $430 milyan sannadkii.

Dhoofka xoolaha dalalka Suudaan oo dagaallo sokeeye halakeeyeen iyo Australia ayaa siweyn hoos ugu dhacay, iyada oo kaalintaasi ay buuxinayso Soomaalida oo haysata ku dhawaad 60 milyan oo neef balse sannad kasta dhoofisa 4 ilaa 6 milyan oo xoolo nool a

Dowladda Somalia oo dalkeedu dhoofin doono xoolaha ugu badan ee caalamka, siweynna hodon ugu ah khayraadka badda iyo beeraha ayaa sanad walba ka cabata macluul, abaaro iyo dhaqaale la’aan baahsan.