VIDEO: Ciidanka Puntland oo soo bandhigay goobo Daacish laga qabsaday.

1 March, 2025

Ciidamada difaaca Puntland oo hawlgallo ka sameeyey buuraleeyda Cal-miskaad ee gobolka Bari gaar ahaan Buqo-caleed ayaa…

Ciidamada difaaca Puntland oo hawlgallo ka sameeyey buuraleeyda Cal-miskaad ee gobolka Bari gaar ahaan Buqo-caleed ayaa ku guulaystay inay gacanta ku dhigaan guryo, gaadiid, ceelal iyo fariisimo ay muddo ku sugnayd kooxda Daacish.

HOOS KA DAAWO MUUQAAL