3 July, 2025
Shirkii Wadahadalka ee u dhaxeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madasha Samatabixinta oo galay wareegii labaad, ayaa…

Shirkii Wadahadalka ee u dhaxeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madasha Samatabixinta oo galay wareegii labaad, ayaa labada dhinac ka soo saareen war-saxaafadeedyo salka kuhaya qodobadii looga hadlay.
Shirka oo ku qabsoomay jawi aad u wanaagsan ayaa falanqeyn dheer kadib, waxaa la isku waafaqay in la isku soo laabto 20-ka Luulyo, 2025 si loo sii ambaqaado arrimihii laga wadahadlay.
