Wafdi heer Federaal ah oo booqday Laascaanood- Video

Magaalada Laascaanood Xarunta Maamulka SSC Khaatumo waxa booqday wafdi heer Federaal ah, ganacsato iyo qurbajoog uu…

2 February, 2024

Magaalada Laascaanood Xarunta Maamulka SSC Khaatumo waxa booqday wafdi heer Federaal ah, ganacsato iyo qurbajoog uu hoggaaminayay Raysalwasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya Ugaas Abdiwahab Ugaas Hussein Ugaas Khaliif.