31 May, 2025
Xubnihii madasha mucaaradka ee maalmahaan ku shirsanaa Muqdisho ayaa soo saaray war murtiyeed ku saabsan xaalada…

Xubnihii madasha mucaaradka ee maalmahaan ku shirsanaa Muqdisho ayaa soo saaray war murtiyeed ku saabsan xaalada dalka, iyagoo ku eedeeyay in Madaxweyne Xasan Sheekh ka shaqeynayo kala irdheynta iyo kala fogaynta umadda Soomaaliyeed.


