30 January, 2022
Wasiirka cusub ee Wasaarada Dekedaha, Gaadiidka Badda iyo ka hortagga Dambiyada ka dhaca Badaha Puntland Axmed…

Wasiirka cusub ee Wasaarada Dekedaha, Gaadiidka Badda iyo ka hortagga Dambiyada ka dhaca Badaha Puntland Axmed Yaasiin Saalax ayaa si rasmi ah xilka ugala wareegay Wasiirkii hore Senetor Maxamed Cabdi Cismaan Majiino.


Munaasibad xil-wareejinta ayaa ka dhacday xarunta wasaarada ee magaalada Boosaaso.