24 June, 2025
Xubnaha golaha wakiilada dowladda Puntland oo ku gudajira kal-fadhigooda 56aad ayaa maanta su’aalo waydiin ugu yeeray…

Xubnaha golaha wakiilada dowladda Puntland oo ku gudajira kal-fadhigooda 56aad ayaa maanta su’aalo waydiin ugu yeeray wasiirka deegaanka Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Faroole.
Wasiir Faroole ayaa xubnaha golaha wakiilada Puntland Su’aalo xasaasi ah ka waydiiyeen arrimaha deegaanka, xirmaysiga dhulka daaqsinta, jarista dhirta iyo arrimaha ciidamada ilaalada deegaanka.



