Wasiirkii hore Arrimaha Dibadda Yuusuf Dheeg oo Hargeysa ku geeriyooday

Allaha u naxariistee waxaa maanta Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Danjire Yuusuf Xasan Faarax (Yuusuf Dheeg) Wasiirkii…

18 November, 2024

Allaha u naxariistee waxaa maanta Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Danjire Yuusuf Xasan Faarax (Yuusuf Dheeg) Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya.

Marxuum Yuusuf Dheeg ayaa sanadkii 2010 loo magacaabay Wasaaradda Arrimaha Dibadda DFKMG, wuxuuna tariikh dheer ku lahaa dowlad dhiska Soomaaliya, gaar ahaan xiligii dowladii KMG ee Federaalka Soomaaliya.

Horseed Media