Dhaqdhaqaaqa iska caabinta reer Falastiin ee Xamaas ayaa sheegay in Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu uu…

Dhaqdhaqaaqa iska caabinta reer Falastiin ee Xamaas ayaa sheegay in Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu uu dib u dhigayo wajiga 2aad ee wada xaajoodyada xabad joojinta Marinka Gaza.
“Wejiga 2aad ee wada xaajoodyada si dhib ah uma bilaaban, waxaana diyaar u nahay inaan ka qayb-galno sida uu dhigayo heshiiskii hore,” ayuu afhayeenka Xamaas Abdul Latif Al-Qanou ku yiri hadal uu soo saaray Khamiistii.
“Netanyahu wuxuu dib u dhigayaa wajiga labaad ee dedaalada nabad u raadinta Marinka Gaza”, ayuu yiri afhayeenka u hadlay kooxda iska caabinta reer Falastiin ee Xamaas oo ka hadlay arrinkaan.
Afhayeenku waxa uu carabka ku adkeeyay in Xamaas ay ka go’an tahay heshiiska xabad joojinta ilaa.