Xildhibaanada Federaalka ee KGS oo cambaareeyey Somaliland – Video

Xildhibaanadii ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto deegaanada Koonfur Galbeed ayaa cambaareeyey barakicinta…

5 October, 2021

Xildhibaanadii ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto deegaanada Koonfur Galbeed ayaa cambaareeyey barakicinta maamulka Somaliland ka wado magaalada Laascaanood.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *