Xildhibaanadii ugu horeeyey ee Beelaha Banaadiriga oo la doortay

25 February, 2022

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka bilaabatay doorashada kuraasta Beelaha Banaadiriga oo todobaadkii hore la hakiyey. Labada…

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka bilaabatay doorashada kuraasta Beelaha Banaadiriga oo todobaadkii hore la hakiyey.

Labada xildhibaan ee ugu horeeyey oo maanta la doortay ayaa kala ah;

1-Maxamuud Cabdulqaadir Xaaji ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#084

2-Khadiijo Maxamed Al Maqsuumi ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop#034.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *