Xildhibaaan Cabdiraxmaan Odawaa ayaa ku dhawaaqay inuu iskacasay xoghayihii guud oyo xubinimadii xisbiga Madaxda dowladda federalka…

Xildhibaaan Cabdiraxmaan Odawaa ayaa ku dhawaaqay inuu iskacasay xoghayihii guud oyo xubinimadii xisbiga Madaxda dowladda federalka ah ee Somalia ee loo soo gaabiyo JSP.
Cabdiraxmaan, oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, ayaa sheegay in madaxweynaha uu xisbiga ka dhigay mid kaligiis jeebka ugu jira uuna la yimid qorshayaal ka dhan ah dowladnimadii heshiiska lagu ahaa.
Dhanka kalena, Xildhinaan Odawaa oo kamid ahaa siyaasiyiinta ka soo jeeda maamulka Galmudug oo la jaalka ahaa kooxda madaxweynaha ayaa lafilayaa inuu saamayn ku yeesho qorshaha maamulka Galmudug.






