Xulka kubadda cagta Caasimadda gobolka Nugaal ee Garoowe ayaa ku guulaystey tartanka caasimadaha Puntland ee Cal-miskaad…

Xulka kubadda cagta Caasimadda gobolka Nugaal ee Garoowe ayaa ku guulaystey tartanka caasimadaha Puntland ee Cal-miskaad oo lagu maamusayey halyeyyadii ku naf waayey hawlgalka Hilaac.
Garsoorka ciyaarta kama dabaysta ah ayaa dhibcaha kulanka ku abaalmariyey xulka caasimadda Garoowe kadib markii xulka Qardho ay ka bexeen garoonka iyagoo cabasho ka muujiyey goal ku laad iyo calaamad casaan ah oo la siiyey.




