Published: January 20, 2020
Magaalada Bosaso waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shirkii iskaashiga maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland. Shirkan oo labo maalmood socday Waxaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 16 Qodob.
AKHRISO;
HORSEEDMEDIA