23 November, 2019
Baarlamaanka Puntland oo ku jirra Fadhigooda shaqo ayaa Maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen miisaaniyad-sannadeedka 2020-ka…
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2019/11/FB_IMG_1574497019630.jpg)
Baarlamaanka Puntland oo ku jirra Fadhigooda shaqo ayaa Maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen miisaaniyad-sannadeedka 2020-ka oo dhan 346milyan oo doollar.
44-mudane oo fadhiga maanta joogay ayaa dhammaantood u codeeyey miisaaniyaddan oo tobaadkii hore ay golaha horkeeneen Madaxda Wasaarada Maaliyadda Puntland.
Sidoo kale Golaha Wasiirada Puntland ayaa horay u ansixiyay Misaaniyadda Puntland oo sanadkaan uu koror tira badan uu ku yimmi.