19 May, 2020
Gudigga Qaran ee ka hortagga cudurka Covid-19 Soomaaliya ayaa ka shiray sidii loo xakamayn lahaa bulshada…
Gudigga Qaran ee ka hortagga cudurka Covid-19 Soomaaliya ayaa ka shiray sidii loo xakamayn lahaa bulshada isugu soo baxaysa fagaarayaasha kala duwan maalamaha ciidka oo waqti kooban uu naga xiggo.
Shirkaan oo uu gudoominayay Raysa-wasaaraha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa laysla qaatay in goobaha dadku isugu imanayaan la geeyo ciidamo ka tirsan Dawlada iyo kooxo caafimaad si loogu dhaqmo talooyinka caafimaad ee wasaarada cafimaadku ay bixinayso.
Lol😂😂😂😂 soo haddaba subaxdii ila habeenkii yaa kala xakameeya what Waste time,energy and resources