5 August, 2020
Mahdi Maxamed Guuleed Raysalwasaaraha xilka siihaya ayaa khadka telefonka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan Hassan Dayib…
Mahdi Maxamed Guuleed Raysalwasaaraha xilka siihaya ayaa khadka telefonka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan Hassan Dayib ayaa uga tacsiyeeyay qaraxii ka dhacay shalay gelinkii danbe caasimadda dalkaasi ee Beyruut.
“…Waxaan si aad ah uga murugeysanahay warka ku saabsan musiibada qaraxa ka dhacay Beirut, Lebanon. Waxaana Alle uga baryaynaa shacabka iyo dowladda aan saaxiibada nahay ee Lebanon in illaahay uu u laab qaboojiyo waqtigan adag ee ay ku sugan yihiin, Somaliyana waxay garab taagantahay walaalahoodi reer Lubnaan…”
Mahdi Maxamed