Taliska Booliska gobolka Bari oo xalay hawgalo ka sameeyey magaalada Boosaaso ayaa sheegay inay fashiliyeen Qarax…
Taliska Booliska gobolka Bari oo xalay hawgalo ka sameeyey magaalada Boosaaso ayaa sheegay inay fashiliyeen Qarax la dhigay mid kamid ah xaafadaha magaalada Boosaaso.
Ciidamada oo uu hogaaminayay Taliyaha qaybta booliska gobalka Bari ayaa qarxiyay qaraxaas Laga Fashiliyay Kooxaha Argagixisada, waxaana sidoo Kale Ciidamada Kala duwan ee gobalka Bari soo qabteen Rasaas iyo waxyabaha laga sameeyo qaraxyada oo lagu diyaarinayay goob kamid ah gudaha magaalada Boosaaso.
Taliyaha qaybta booliska gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud Ayaa Sheegay In Waqti Walba Ay Ku Bxiin Donaan Sidii Looga Dabar Goyn Lahaa Gobalka Bari Nabaddiidka.
Hoos ka daawo:
Horseed Media