Taliye Gen. Asad oo kormeeray Xarunta laanta Dhexe ee Ilaalinta Canshuuraha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Published: October 5, 2024

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cusmaan Cabdulaahi ayaan Maanta Kormeerey Xarunta laanta Dhexe ee Ilaalinta Canshuuraha Boliiska Soomaaliyeed

Taliyaha ayaa Warbixin ka dhageystey Saraakiisha laanta Dhexe ee ilaalin Canshuuraha ayagoo ugu warbixiyey shaqada ilaalinta canshuuraha

Taliyaha ayaa saraakiisha ku dardaarmay in Bulshada loogu adeego si dhaw lana ilaaliyo Habraaca Canshuur Qaadis Taliyaha amrey in aan la arki karin askari sifo sharci daro ah lacag ugu qaadan kara Bulshada Askarigii lagu arkana talaaba sharci ah laga qaadi doono.

Horseed Media